Copyright ® 2008 Dankahadal.com

                                                                                                              

                                                        

                    Contact Us:-    shiine@dankahadal.com

Xildhibaan Salaad Cali Jeele ''Suurtagal maaha in haatan dastuur la sameeyo, waxaa haboon in loo dhigo ilaa dalka Dowlada ay ka qabsato ka dib dadku codkooda ay dhibtaan sida Kenya''

 

Xildhibaan Salaad Cali Jeele oo ka mid ah mudanaaysha baarlamanka Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay dastuurka cusub ee loo sameeyn rabo Soomaaliya kaasi oo qeyb ka mid ah ay soo bandhigeen gudiga madaxa banan ee ka tirsan Baarlamanka ee u xilsaaran Arimaha dasuur Sameeynta.

Waxa uu sheegay Salaad Cali Jeele in xiligaan aysan habooneeyn in dalka Soomaaliya loo sameeyo dastuur, waxa uuna soo jediyey in dib loo dhigo ilaa Dalka Soomaaliya ay gacnta uga dhigeeyso Dowlada islamarkaan shacabka Soomaaliyeed cod looga qaado.

''Suurtagal maaha in haatan dastuur la sameeyo, waxaa haboon in loo dhigo ilaa dalka Dowlada ay ka qabsato ka dib dadku codkooda ay dhibtaan sida Kenya oo kale , ayuu yiri Saalad Cali Jeele

 

Xafiiska Wararka dankahadal

Bergen Norway

shiine@dankahadal.com